News

Garowe (PP News Desk) — The Information Minister of Puntland State of Somalia Mohamud Aideed Dirir has claimed that the ...
Somalia is rising — through trade, trust, and the unstoppable drive of its people. We’re launching a campaign that celebrates… Sii akhri ...
Muqdisho (Faallo PP) — Sanadkii 2015 ka hor dhammaadkii muddo xileedkii Madaxweyne Xasan Sheekh waxay dowladdii federaalku samaysay hab Doorasho Dadban oo Kobocsan (enhanced indirect election).
Af-hayeenka ciidamada difaaca Puntland u qaabilsan hawlgalka Calmiskaad S/Guuto, Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) ayaa ...
Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 ku darsaday mushaar kordhin ay samaysteen. Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland, waxay si rasmi ah u kordhisteen ...
Dowladda Puntland oo baaq deg deg ah u dirtay Beesha Caalamka ayaa ka dalbatay in laga qeyb geliyo barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya, ee ay maalgeliyaan hay’adaha daneeya nabadda iyo Xasilinta dalka.
Dowladda Mareykanka oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay 11 bishan May oo ku beegan maalin ka hor duqeymo is xigay ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaasi oo ay ku ...
As the thirty-fourth anniversary of the unilateral secession in parts of northern Somalia approaches, a… Sii akhri ...
Qaar kamid ah nabadoonada gobolka Mudug ayaa xukuumadda Puntland ku eedeeyey in ay ka gaabisay waxka qabashada shaqooyinkii nabadaynta iyo horumarinta gobolka ee looga baahnaa. Nabadoon Maxamed Adan ...
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay Lugta Shilin-cas ee togga Miraale ayaa guud ahaan la wareegay saldhigyo ay kooxda argagixisada Daacish ku lahayd aaggaasi.